Android에 APK / APKS / OBB 파일을 설치하는 방법
Muxuu yahay HANUUNIYE APP?
Adeeggan HANUUNIYE, waa adeeg loogu talo galay inuu dadweynaha u soo dhaweeyo, kana caawiyo barashada diinta, isaga oo u qaabaysan hab waxbarasho rasmi ah oo uu qofku ku dhiganayo casharro diina ahalioo tayday issan, ahalioo tayaysan, ahalioo tayaysan, ahalioo tayaysan doono shahaado caddaysanaysa maaddooyinka uu qaatay.
Intaas waxa dheer, su'aalo ama fatwooyin diini ah oo culimada ugu waaweyn ee soomaalidu ay ka jawaabeen, iyaga oo u diyaarsan hab qoraal iyo dhegaysi ba ah, iyada oo wixii wedyiin toos ba ee intaa aan ahhayn soo weydiin karo culimada.
Aragtida :
• Faafinta aqoonta diiniga ah iyo wanaag kasta oo bulshada manfac iyo waxtar ugu jiro.
• Soo gudbinta aqoon diineed oo halabuur leh.
• in bulshada soomaaliyeed laga shaafiyo su'aalahooda diinaga ah ee ay tabanayaan.
• in umadda laga haqabtiro aqoonta diineed iyo aqoon kasta oo manfac u leh.
Hiraalka :
• Fudaydinta iyo soo dhaweynta waxbarashada asaasiga ah ee lagama maarmaanka u ah ruuxa muslinka ah.
• Hirgalinta waxbarasho는 oo sugan, tayo leh, oo fudud를 만들었습니다.
• In tikniloojiyadda looga faa'ideeyo diinta, ruuxa muslinka ahna loo soo dhaweeyo baahidiisa asaasiga ah ee diineed.
• in la isku xidho bulshada iyo culimada, is haleelkoodana la fududeeyo.
• culimada laga reebo dhaxal ay dheefsadaan jiilasha soo socda에서.
Yoolka :
• Kor u qaadidda aqoonta iyo waciyga diineed ee bulshada.
• Ururinta kayd aqooneed diini ah oo dhaxagal ah
• In bulshada lagu gaadhsiiyo aqoonta diineed hab kasta oo casri ah oo suuragalaya.
• Ka qaybqaadashada faafinta aqoonta diiniga ah iyo guud ahaan khayrka iyo wanaagga.
apkgold.kr 카탈로그에 있는 Hanuuniye 버전별로 필요한 최소 Android 버전이 어떻게 바뀌었는지 보여 줍니다. 그래프의 점을 누르면 특정 버전을 확인할 수 있습니다.
현재 Hanuuniye 2.10 버전은 Android 5.0 이상에서 실행되며 Android 11을(를) 타깃으로 합니다.